Ciidanka Xoogga dalka soo bandhigay xubno ka soo goostay Al-shabaab (Sawirro)

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa soo Bandhigay xubno ka soo goostay Al-shabaab oo isku soo dhiibay dowlada Soomaaliya. Labo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu kala magacaabo Cabdulqaadir Yuusuf Aadan iyo  Salaad Maxamed ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad sida ay sheegtay warbaahinta dowlada. Raggan ayaa … Continue reading Ciidanka Xoogga dalka soo bandhigay xubno ka soo goostay Al-shabaab (Sawirro)